WARBIXIN MUHIIM AH: Maxaad Ka Taqaannaa Waddanka Uu Madaxweyne Muuse Biixi Booqashada Ku Tegay, Maxayse Somaliland Ka Faa’iidi Kartaa?

Hargeysa (Jigjigaonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay u duulay waddanka Guinea Conakry kaddib markii uu martiqaad ka helay hoggaamiyaha dalkaas.

Haddaba, wariyaha Khabiirka ah ee Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase) oo ka tirsan madaxda telefishanka Horyaal24 ayaa warbixin ka diyaariyey saamaynta uu waddanka Guinea Conakry ku leeyahay siyaasadda qaaradda Afrika, heerka nololeed ee dalkiisa iyo degenaansho la’aanta siyaasadeed ee ka jirta.

Halkan ka daawo warbixinta: