Waa Maxay Sababta Ay Itoobiya Khadka Internet-ka Uga Jartay Guud Ahaan Dalka?

Addis Ababa ( jigjigaonline) – Guid ahaan dalka Itoobiya ayaa waxa laga jaray khadka Internet-ka, waxaana ay saamaysay ganacsiyada iyo dhaqdhaqaaqa guud ee dalaka.

Adeegga baraha bulshada ee Facebook, Twitter iyo WhatsApp, laakiin goobaha qaarkood ayaa la sheegayaa in siyaabo kale uu khadku u shaqaynayo oo baraha bulshada oo kali ahi xayiran yihiin.

Kooxda internetka la socota ee Netblocks ayaa xaqiijisay in gabi ahaanba uu khadkii ka maqan yahay Itoobiya wixii ka dambeeyay 10:30 xilliga dalka Itoobiya (07:30 GMT).