Taxanaha Dagaalkii SSDF Iyo Al Itixaad – Dagaalkii Garoowe Illaa Boosaaso iyo Itixaadka Oo Qabqabtay Madaxdii SSDF

Hawl-galkan ay Itixaadku qaadeen kumuu koobnayn magaalada Boosaaso ee wuxuu dhammaa magaalooyinka laamigu maro ee Boosaaso iyo Gaalkacayo u dhaxeeya. Qardho iyo Garoowe ka mid ayay ahaayeen. Laakiin meesha ugu Muhiimsani waxa ay ahayd Garoowe oo ay ku shirsanaayeen nimanka shirqoolkooda laga hor tagayey siday madaxda Al-itixaad noo sheegeen. Xerada daraawiishta ee Garoowe waxaa ku shirsanaa afartaneeyo nin oo isugu jira, siyaasiyiin, odayaal iyo saraakiil Millateri oo ka kala socday beelaha Daarood Ismaaciil ee badhtamaha iyo Bariga Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Qaybta 5aad Taxanaha:

Be the first to comment