Part 2: Qisadii Al Itixaad Iyo Kornayl Cabdullaahi Yuusuf Ee Dagaalkii Boosaaso

Boosaaso (JO)- Qaybtii hore Akhristayaal waxa ay qisada Cabdilaahi Yuusuf innoo maraysay isaga oo goobjoogaha qisadan innooga warramaya iyo kooxdii la socotay ee ka soo kicitimay dhinacaa iyo Hargeysa ay soo gaadheen ugu dambayn Magaalada Boosaaso, gaar ahaan xeradii loo yaqaanay INJI.

waxa ay soo mareen Tuulooyin Dhammaantood habeen ay soo mareen oo aanay marnaba is taagin marka laga raabo tuulada Al-xamdulillaah oo ay ka sii casheeyeen.

“Waxay ahayd dhawr dhisme oo meel taag ah ku yaal. Laakiin waxaa iga yaabiyey in laydh u daarnaa. Hargeysa iyo Burco midna laydhkaasi kama jirin wakhtigaas. Subaxnimadii hore ayaannu Boosaaso Galnay. Waxaanu ku degnay dhismayaashii Injida oo ahaa taliska weyn ee ciidamada Al-itixaad Al-islaami” ayuu wariyaha qisadani.

Halkan Ka Daawo Qabta 2aad:

Be the first to comment