Jacaylka Iyo Basaasnimada!- Jarmalka Oo Shaqada Ka Caydhiyay Basaas Gabadh Jeclaaday

Berlin (JO)- Hay’adda Sirdoonka Waddanka Jarmalku waxa ay shaqadii basaasnimo ka cadhaysiyay nin ka tirsanaa sirdoonka Hay’addaasi oo lagu eedeeyey in uu jeclaaday Gabadh u dhalatay waddanka Latvia. Jarmalku waxa ay sheegeen in ninkaasi wakhtigan ku gudo jiro dacwado uu doonayo in uu isaga bari yeelo eedaymo loogu jeediyay in uu shaqadii qarankiisa ka hor mariyay shaqo gaar ah.

Halkan Ka Daawo:

Be the first to comment