CAAWA IYO CAALAMKA: Daawo Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Somalida Iyo Dunida Kaleba

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa wararkii ugu dambeeyey ee maanta iyo caawa ugu waaweynaa Somalida iyo dunida dacalladeeda, waxaana soo jeedinaya Wariye Cabdijaliil Osman Samow.

Daawasho wacan: