Burundi Oo Qiratay in 12 Askari Lagaga Dilay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Balcad

Muqdisho (JigjigaOnline)  – Dowladda Burundi ayaa war ka soo saartay weerar in ka badan 10 askari looga dilay oo malin ka hor ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe.