Arimaha Bulshada

AKHRISO Oo Hadda Jooji!

Sigaarka ayaa dila kala bar dadka isticmaala, sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka aduunka ee (WHO). Sannad walba waxaa sigaarka u dhinta lix milyan oo qof halka ku dhawaad 900,000 oo ah dadka aan sigaarka cabbin […]