Jigjigaonline
  • Home
  • Wararka Maanta
  • Warka Caalamka
  • Diinta
  • Somalida
  • Arimaha Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Dhaqanka
News Ticker
  • [ December 6, 2019 ] Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Kasoo Baxday BAS Kusii Jeeday Mandheera Oo Weerar Lagu Qaaday Somalida
  • [ December 6, 2019 ] Ethiopia: Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed Oo Lagu Cadaadinayo Inuu Warbaahinta la Hadlo, Guddida Nobel Peace Prize Oo Walaac Muujisay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey Wararka Caalamka
  • [ December 6, 2019 ] AKHRISO: Xaqiiqooyin cajiib ah oo ku saabsan Duqa Nairobi ee la xidhay Wararka Caalamka
  • [ December 6, 2019 ] “Jaahil, Gaalo Raac, Nebi Diid ah, Diinta ka xuubsiibtay” – Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo U Jawaabay Culimada Soomaalida Iyo Dawladda Federaalka Somalia Somalida
  • [ December 6, 2019 ] Dowladda Sacuudiga oo lacag dhan 25 bilyan oo doolar ka heshay saami ay iibisay Wararka Caalamka
Home2019August

Month: August 2019

Wararka Caalamka

Adhi uu leeyahay siyaasi reer Itoobiya ah ‘oo afduub ahaan loo kaxeystay’

August 31, 2019 admin 0

Addis Ababa (JigjigaOnline) – Mas’uuliyiinta xisbiga mucaaradka ee Arena Tigray ee qowmiyadda Tigray-ga Itoobiya ayaa BBC-da u sheegay in saraakiil maxalli ah ay afduub ahaan u xareysteen ari uu leeyahay nin siyaasi ah, iyagoo ujeeddada […]

Wararka Caalamka

WARBIXIN: Sidee Dagaalkii Labaad ee Adduunka uu u badelay tababarka milateri?

August 31, 2019 admin 0

Taasi waa waxa taariikhyahan milateriga Mareykanka u qaabilsanaa faaqidaadda, Janaraal Samuel Lyman Atwood Marshall, uu ku qoray dhowr warbixin oo lagu daabacay joornaalo ka faallooda milateriga, kuwaas oo markii dambe noqday buuggiisa, Men Against Fire. […]

Wararka Caalamka

Shirkadda Google Oo Ogaatay In Weerrarro Aan Kala Go’ Lahayn Oo Sannado Socday Lagu Qaaday Shirkadda iPhone

August 31, 2019 admin 0

Cilmi-baarayaasha dhinaca ammaanka ee shirkadda Google ayaa waxa ay heleen caddeyn ah in ugu yaraan laba sanadood uu socday “dedaal joogta ah” oo lagu jabsanayay mobile-lada iPhone-nnada. Weerrarka ayaa la sheegay in loo adeegsaday website-yo […]

Wararka Caalamka

Maxay tahay arrinta xasaasiga ah ee shaqada looga eryay gabadhan gacanyaraha u ahayd Trump?

August 31, 2019 admin 0

Washington (JigjigaOnline) – Haweeneydii gacan yaraha khaaska ah u ahayd madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu khasbay inay shaqada iska casisho kadib markii, sida la sheegay, ay qaab qarsoodi ah ku bixisay xog xasaasi ah oo […]

Wararka Caalamka

Waa tee Caasimadda cabsida la dareemayo marka la dhex socdo?

August 31, 2019 admin 0

Magaalada Guadalajara ayaa waxay ku taallaa dalka Mexico waxaana marka aad gasho magaalada ku arkaysaa tobanaan dhismo oo ay hortooda yaalaan boorar ay ku qoran yihiin ”waa iib”. Dadka deegaanka ayaa bishii May bilaabay inay […]

Wararka Caalamka

Waqtiga la maxkamadaynayo ‘naqshadeeyaha weerraradii 9/11’ oo la shaaciyay

August 31, 2019 admin 0

Washington (JigjigaOnline) – Waxaa la muddeeyay waqtiga la maxkamadayn doono Khaalid Sheekh Maxamed, oo ku eedaysan inuu yahay ninka naqshadeeyay weerraradii 9/11 ee Mareykanka lagu qaaday. Mr Maxamed ayaa waxaa lala maxkamadayn doonaa afar nin oo […]

Wararka Maanta

Sawirro: Sheekh Shaakir iyo Tigabu oo kulmay iyo DF oo ciidamo cusub daabushay

August 30, 2019 Abdijaliil Osman 0

Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Taliyaha AMISOM ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb. Taliyaha AMISOM Tigabu Yilma waxaa la socday saraakiil ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika, waxaana kulan […]

Wararka Caalamka

Wararka Habeenimo. Farmaajo oo Tallabo adag qaaday

August 30, 2019 Abdijaliil Osman 0

Madaxweyne Farmaajo oo  Caalamka tusay Agooda Dowlladiisa. Kenya oo fashil kala Beesha caalamka. AMISOM oo gaadhtay Dhuusamareeb.        

Wararka Caalamka

“Ninkii damca inuu ku kufsado calaamaddan ku dhaji si ay booliska u gartaan”

August 30, 2019 admin 0

Dalka Japan waxaa laga soo saaray qalab looga gol leeyahay in lagula tacaalo tacaddiyada galmada ee lagu bartilmaameedsado haweenka. Qalabkan ayaa hawenka u sahlaya inay ku shaabadeeyaan ninkii weerar noocaas ah u geysta, ka dibna […]

Wararka Caalamka

Qalfoofka daayeer la yidhi waa hubaal in aadamuhu ka tafiirmay oo la halay

August 30, 2019 admin 0

Cilmi baadheyaal ayaa Itoobiya ka helay qalfoof madax dad oo aan wax badani ka maqnayn oo u eeg noole daayeer u eeg oo ay aadamuhu ka soo tafiirmeen. Baadhitaanka qalfoonkan la helay wuxu dood gelinayaa […]

Wararka Caalamka

Jaajuuskii Mareykanka ahaa ee bixiyay sirta nuclear-ka ee waliba baxsaday

August 30, 2019 admin 0

29-kii bishii Agoosto ee sanadkii 1949-kii, Ruushka wuxuu noqday “waddankii labaad ee heysta hubka nuclear-ka”, xilligaas oo uu midowgii soviet qarxiyay bambadii ugu horreysay uu ku tijaabinayay hubkiisa nuclear-ka. Tijaabadaas ayaa lama filaan ku noqotay […]

Somalida

Akhriso 10-ka Qodob Ee Dawladda Federaalku Sheegtay In Ay Kula Heshiisay Ururka Ahlu-sunna

August 28, 2019 admin 0

Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in uu burburay heshiiskii ay dowladda Federaalka ee Soomaaliya la saxiixdeen. “Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka baxday heshiiskii ay la gashay maamul goboleedka Galmudug ee Ahlu Sunna Wal-Jamaaca, […]

Somalida

Khasaaraha Ka Dhashay Roobab Ka Da’ay Hargeysa Oo Sii Korodhay

August 28, 2019 admin 0

Hargeysa (JigjigaOnline) – Allaah ha u naxariistee, inta la ogyahay Saddex Qof ayaa ku Geeriyooday Roob dabaylo watay oo Makhribkii shalay ka da’ay Magaalada Hargeysa, waxaana ku dhaawacmay 18 ruux oo kale. Roobka oo da’ayey […]

Wararka Caalamka

Koox kubadeed oo garoonkeeda hor dhigtay taangi dagaal

August 28, 2019 admin 0

Belgrade (JigjigaOnline) – Kooxda kubadda cagta ee Red Star oo ka dhisan magaalada Belgrade ee caasimadda dalka Serbia ayaa garoonkeeda hor dhigay taangi iyada oo “soo jiidasho” ooga gol leh; arrintaas ayaana dood kulul ka […]

Dhaqanka

Fannaanada Deeqa Afro oo ka hadashay sababta ay u codsatay in geed la saaro marka ay dhimato

August 28, 2019 admin 0

“Muuqaalka aan iska duubay ee aan ku lahaa geed hala isaaro wuxuu ahaa mid aan ugu talagay oo aan sidaa ku sii daayay”, ayey tiri Deeqa Afro oo la hadashay BBC Somali. Deeqa Aadan Muuse […]

Arimaha Bulshada

Madaxweyne Mustafe Oo Qaaday Jidkii Cabdi Iley Iyo Odayaasha Jigjiga Oo Si Adag Uga Soo Horjeedsaday

August 27, 2019 Nimcan Ahmed 0

Jigjiga (JigjigaOnline) – Odoyaaasha Dhaqanka iyo waxagaradka ee magaalada Jigjiga ayaa ka soo horjeedsaday qorshe uu madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar ku doonayo inuu ku sameeyo tallaabo lagu nacay madaxweynihii ka horreeyey ee […]

Wararka Caalamka

Israaiil Oo Duqaymo Ku Bilowday Qaza, Cuno-qabatayn Cusub Oo La Saaray Shacabka Iyo Dhibaatada Ka Taagan Falastiin

August 26, 2019 admin 0

Gaza (JigjigaOnline) – Diyaaradaha Dagaalka ee Isreal ayaa duqeeyay Goobo ay leeyihiin Ururka Xamaas, xilli hore oo Isniinta Maanta ah, kuwaasi oo ku yaalla Magaalada Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta. Duqaymaha Diyaaradaha dagaalka ee Isreal ka geysteen […]

Wararka Caalamka

Maraykanka Iyo China Oo Dib U Bilaabaya Wada-hadallado Ay Ku Xallinayaan Dagaalka Ganacsiga

August 26, 2019 admin 0

Washington (JigjigaOnline) – Madaxweyne Donald Trump ayaa Isniinta maanta ah sheegay in wada-xaajoodayaasha ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha ay dhowaan dib u billaabi doonaan wada-hadalladooda, taasi oo uu ku qeexay tallaabo horey loogu qadaay dhameynta dagaalka […]

Wararka Caalamka

Dad U Dashay Maraykanka Oo Cunsuriyad Darteed Ugasoo Cararay

August 26, 2019 admin 0

Ghana (JigjigaOnline) – Waxa uu wacad ku maray inuu Mareykanka isaga tagayo kaddib markii uu dhibane u noqday wax uu rumaysan yahay inay salka ku haystay cunsuriyad ay kula kaceen askar boolis ah, ayuu ninkan […]

Somalida

Kenya Oo Ku Eedaysay Somaliya Inay Ka Dambayso Qorshaha Djibouti Ugu Halgamayso Xubinnimada Golaha Ammaanka

August 26, 2019 admin 0

Nairobi (JigjigaOnline) – Dowladda Kenya ayaa markale weerar afka ah ku qaaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, iyada oo ka maagtay meel fagaare ah. Keyna ayaa ku eedeysay Soomaaliya in ka dambeyso go’aanka ay Jabuuti uga […]

Somalida

Ilhaan Cumar Oo Ka Hadashay Burburinta Ay Ciidamada Kenya Ku Hayaan Shirkadda Isgaadhsiinta Ee Hormood

August 26, 2019 admin 0

Washington (JigjigaOnline) – lhaan Cumar oo ka tirsan Congaress-ka dalka Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay burburinta ay ciidamada Keyna ku hayaan xarumaha shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee koonfurta Soomaaliya. Ilhan oo qoraal kooban soo dhigtay […]

Wararka Caalamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan oo ka qeybgalay shirka waddamada G7

August 26, 2019 admin 0

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Iran ayaa shalay oo Axad ahayd isaga oo aan horey loo sii shaacin si lama filaan ah oo aan rasmi ahayn uga qeybgalay shirkladda waddamada G7 ee ka dhacayay dalka […]

Wararka Caalamka

Hindiya oo dooneysa inay dib u eegto ballantii ay ku qaadday inaanay Nuclear isticmaalin Iyo Pakistan oo walaac fuulay

August 26, 2019 admin 0

Mumbai (JigjigaOnline) – Wasaaradda gaashaan-dhigga ee dowladda Hindiya ayaa dhawaan sheegtay inay dib u eegis ku sameyn doonto ballantii ay horay u qaadday, oo ahayd inaysan isticmaali doonin hubka sida ba’an wax u gumaada ee nuclear-ka. […]

Wararka Maanta

Guddoomiyaasha labada Aqal ee BFS oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti+sawirro

August 25, 2019 Abdijaliil Osman 0

Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka iyo guddoomiyaha Golaha Aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta qasriga madaxtoyada djibouti kulan kula qaatay madaxweynaha Jamhuuriyadda Walalaha aanahay ee Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Gelle. Mas’uuliyiintan ayaa iska xogwareystay […]

Wararka Maanta

Axmed Madoobe oo la kulmay musharaxiintii la tartantay (SAWIRRO)

August 25, 2019 Abdijaliil Osman 0

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxa uu maanta la kulmay musharaxiintii tartanka la gashay maalintii Khamiista. Madaxweynaha doorashadiisu muranka badan dhalisay ee  Jubbaland oo musharaxiinta ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ayaa waxaa […]

Wararka Caalamka

Hogaanka sare ee dalka Lubnaan oo ka hadlay diyaarado ay leedahay Israel oo ku burburay magaalada Beyruut

August 25, 2019 Abdijaliil Osman 0

Ra’isul wasaaraha dalka Lubnaan Sacad Xariiri ayaa ka hadlay laba diyaarad oo nooca duuliyaha aan laheyn oo maanta ku burburay koonfurta magaalada caasimada ah ee Beyruut. Mr Sacad ayaa tilmaamay weerar qaawan oo Israel ku […]

Wararka Maanta

General Indha-qarshe oo sheegay inay la wareegeen marinadii Shabaabka uga soo gudbi jireen Muqdisho

August 25, 2019 Abdijaliil Osman 0

Taliyihii Ciidanka Xoogga Dalka ee Khamiistii xil ka qaadista lagu sameeyay ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalada ay Ciidanka Xoogga Dalka bishan ka fuliyeen qaybo ka mid ah Gobolka Shabellaha Hoose. General Daahir Aadan Cilmi […]

Wararka Maanta

Bulshada Dhuusamareeb oo qado sharaf u sameysay Ergooyinka (SAWIRRO)

August 25, 2019 Abdijaliil Osman 0

Qaar ka mid ah Ergooyinka lagu wado inay ka qaybgalaan shirweynaha dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta qado sharaf loogu sameeyay magaaladaasi. Kulankan oo mid is […]

Arimaha Bulshada

CAAWA IYO CAALAMKA. Robow oo Xabsiga laga soo saaray IYO Arin ka Dhan Dowllada keenya oo bananka lasoo Dhigay

August 25, 2019 Abdijaliil Osman 0

Halkaan Hoose ka Daawo Wararka Habeenimo oo Dhameestiran.  

Wararka Caalamka

Nuxurka Qodobbadii Ay Ka Wada Hadleen Donald Trump iyo Boris Johnson Oo Kulan Ku Yeeshay Paris

August 25, 2019 admin 0

Ra’isal wasaaraha Ingiriiska, Boris Johnson, ayaa Donald Trump ku boorriyay inuu suuqyada Maraykanka u furo badeecadaha Ingiriiska marka dalkiisu ka baxo Midowga Yurub. Shir laba geesood ah oo ay ku yeesheen dalka France oo ay […]

Posts navigation

1 2 … 6 »
  • Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Kasoo Baxday BAS Kusii Jeeday Mandheera Oo Weerar Lagu Qaaday
    December 6, 2019 0
  • “Jaahil, Gaalo Raac, Nebi Diid ah, Diinta ka xuubsiibtay” – Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo U Jawaabay Culimada Soomaalida Iyo Dawladda Federaalka Somalia
    December 6, 2019 0
  • Diinta Islaamka Ma Loogu Gabban Karaa Dano Siyaasadeed? Akhriso Warbixin BBC Somali Ka Diyaarisay Cabdiraxmaan Cabdishakuur
    December 5, 2019 1
  • Maxay tahay sababta ay Soomaalidu guryaha uga iibsanayaan dalka Turkiga?
    December 5, 2019 0
  • Djibouti Oo Faransiiska Isku Dhaafisay Codsi ITOOBIYA Kaga Dalbatay Saldhig Ciidamada Badda Ah
    December 4, 2019 0
  • Itoobiya: Xisbiga PP Ee Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed Oo Dalbaday Shahaadada Xisbinimada Iyo In Ruqsadda Lagala Noqdo Xisbiyo Uu Ku Jiro XDS
    December 4, 2019 0
  • Miyey Madaxweyne Mustafe iyo Axmed Shide diidi karayeen xisbiga cusub?
    December 4, 2019 0
  • Soomaaliyeey: Isku Tanaasula Si Dooddeenu Kor Ugu Kacdo
    December 3, 2019 0
  • Maamuuskii Uhuru Kenyatta U Sameeyey WABAR CABDILLE, Safarkiisa Kenya Iyo LIX Arrimood Oo Saldanadda DAGOODIYE Hormood Ugu Tahay Soomaalida
    December 3, 2019 0
  • Madaxweyne Muuse Biixi oo Isku-shaandhayntii Ugu Ballaadhnayd Ku Sameeyey Xukuumddiisa, Wasiirrada Xilka Laga Qasday iyo Kuwa Cusub Ee La Magacaabay
    December 1, 2019 0
http://www.jigjigaonline.com/category/wararka-maanta/
  • Home
  • Wararka Maanta
  • Warka Caalamka
  • Diinta
  • Somalida
  • Arimaha Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Dhaqanka

Copyright © 2019 | MH Magazine WordPress Theme by MH Themes